Itoobiya Airline Oo Amaro Culus Duldhigtay Shirkadaha Jara Tigidhadeeda Ee Somaliland

0
Saturday May 08, 2021 - 12:13:33 in News by
  • Visits: 3751
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Itoobiya Airline Oo Amaro Culus Duldhigtay Shirkadaha Jara Tigidhadeeda Ee Somaliland

    Itoobiya Airline Oo Amaro Culus Duldhigtay Shirkadaha Jara Tigidhadeeda Ee Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Itoobiya Airline Oo Amaro Culus Duldhigtay Shirkadaha Jara Tigidhadeeda Ee Somaliland

Xarumaha laga jaro tigidha diyaaraha lagu raaco ee ku yaala Somaliland ayaa dhammaan lagu amray in ay ogolaasho ka soo qaataan nidaamka (GSSA) ee Ethiopia airlines ee Somaliland.


Amarkan ayaa Shirkadaha jara tigidha diyaaraha ee travel agency u sheegaya in aanay shaqayn karayn ilaa ay haystaan ogolaanshaha nidaamka tigidhada Ethiopia Airlines.

Ethiopia Airlines ayaa ah diyaarada kaliya ee caalami ah ee ka soo degta Somaliland , xukuumada Somaliland ayaa hore u joojisay diyaaraha FLY DUBIA IYO AIR CARABIYA .

Hadana suuqa tigidhada Somaliland ayaa u xidhnaan doona sida uu muujinayo amarkani.

No description available.
No description available.


Loading...
Loading...