Itoobiya Oo Lacag Deyn Ah Ka Qaadatay Baanka Aduunka

0
Saturday May 08, 2021 - 12:00:32 in News by
  • Visits: 975
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Itoobiya Oo Lacag Deyn Ah Ka Qaadatay Baanka Aduunka

    Itoobiya Oo Lacag Deyn Ah Ka Qaadatay Baanka Aduunka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Itoobiya Oo Lacag Deyn Ah Ka Qaadatay Baanka Aduunka

Itoobiya ayaa Bangiga adduunka ka qaadatay lacag dayn ah oo ka badan 8.4 bilyan oo Birr.


Wasiirka Maaliyadda ee dawladda Federaalka Itoobiya Axmed Shide iyo agaasimaha bangiga adduunka ee waddamada Itoobiya, Eritariya iyo Suudan ayaa qalinka ku duugay heshiiskan daynta ah.

Axmed Shide waxa uu sheegay in lacagtan loo adeegsan doono kor u qaadida Tignoolojiyadda iyo istaraatiijiyadda barbaamijyada Digitaalka ah oo la doonayo in wax laga baddalo 10-ka sano ee soo socda dalka Itoobiya.

Khubarada caalamka ayaa sheegaya in dhaqaalaha Itoobiya hoos u dhac weyni ku yimi tan iyo bilowgii dagaalka gobolka waqooyi ee Tigray.
Abiy Ahmed ayaa hore u sheegay in ay dagaalka gobolka Tigray uu kaga khasaaray 1-Bilyan oo Doollar.

May be an image of one or more people, people standing and indoor


Loading...
Loading...