Musharraxiin Soomaali ah oo ku soo baxay doorashooyinkii Ingiriiska

0
Saturday May 08, 2021 - 08:05:04 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1752
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharraxiin Soomaali ah oo ku soo baxay doorashooyinkii Ingiriiska

    LONDON(HWN):-Ugu yaraan afar musharrax oo Soomaali ah ayaa ku soo baxay doorashooyinkii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

LONDON(HWN):-Ugu yaraan afar musharrax oo Soomaali ah ayaa ku soo baxay doorashooyinkii


LONDON(HWN):-Ugu yaraan afar musharrax oo Soomaali ah ayaa ku soo baxay doorashooyinkii deegaanka ee Khamiistii ka dhacay dalka Britain, waxaana dhinaca kale doorashooyinkan guuldarro weyni ka soo gaartay Xisbiga mucaaradka ee Labour Party.
Keir Starmer vows to 'kick antisemites out' of Labour during radio phone-in | Jewish News


Xisbiga talada haya ee Conservative Party ayaa ku guuleysay kuraas ka badan intii ay filayeen.

70% kuraastii lagu tartamay ayaa xisbiga shaqaalaha lagaga guuleystay, waana guuldaradii ugu weyneyd ee soo wajahda tan iyo intii uu xilka xisbigaasi qabtay Sir Keir Starmer.

Mandaqada Welshka oo keliya ayuu xisbiga shaqaaluhu guulo ka gaaray, halka Scotland la filayo in uu xisbiga SNP uu helo aqlabiyada kuraasta baarlamanka gobolkaas.

Loading...
Loading...