Maxay Tahay Wufuuda Haatan Booqashada Ku Imanaya Somaliland. Guul?
Sida aan oganahay jamhuuriyadda curdinka ee somaliland waxa yimid wufuud uu ugu danbeeyey kii masar ka yimi. Tan iyo tallada dalka qabatay xukuumadan uu gadhwadeenka ka yahay
muuse biixi cabdi waxaad moodaa inay ina soo booqdeen shaqsiyaad
muhiima.kuwaas oo dalkeena yimi tani waa guul la odhan karaa.
Haddaba xukuumadan waxa la gudboon inay ka faaidaysto indhahaa caalamka mar walboo qof muhiima ku yimaado waxa sare u kacasa qiimaha dalka
Haddaba xukuumadan waxa la gudboon inay ka faaidaysto indhahaa caalamka mar walboo qof muhiima ku yimaado waxa sare u kacasa qiimaha dalka
Hamse riiraash
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...