Boqor Buurmadow Oo Ka Hadlay Xoriyada Uu Helay Kornayl Doolaal Ka Dib Hanjabaadii Uu Muuse Biixi U Diray

0
Thursday May 06, 2021 - 17:49:43 in News by
  • Visits: 3059
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Boqor Buurmadow Oo Ka Hadlay Xoriyada Uu Helay Kornayl Doolaal Ka Dib Hanjabaadii Uu Muuse Biixi U Diray

    Boqor Buurmadow Oo Ka Hadlay Xoriyada Uu Helay Kornayl Doolaal Ka Dib Hanjabaadii Uu Muuse Biixi U Diray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqor Buurmadow Oo Ka Hadlay Xoriyada Uu Helay Kornayl Doolaal Ka Dib Hanjabaadii Uu Muuse Biixi U Diray

Hargeysa(HWN):-boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa ka hadlay xoriyada uu helay kornayl Jaamac Maxamuud Doolaal,


boqor Buurmadow oo xukuumada Muuse Biixi u qabtay inay mudo sadex cisho ah ku sii dayso kornayl Jaamac Doolaal ayaa sheegay inuu u mahad celinayo cid kasta oo ka qayb gashay soo deynta sarkaalkaaskaas ka tirsan ciidanka qaranka.

boqor Buurmadow oo ka hadlaya sii deynta kornayl Doolaal ayaa waxa uu ku yidhi qoraal uu soo saaray " Waxaa ilaahay mahadii ah inuu xoriyadiisii dib uheluhelay mujaahid doolaal waxaan umahadnaqayaa cidkasta oo kaqayb qaadatay soo dayntiisa sidii aad lasocoteen dhamaan beelaha habarjeclo dal iyo debed dhawaaqii aad maanta iga sugayseen wuxuu inoogu dhamaaday nabad gelyo waxaan idiin rajaynayaa inaad nabad ku ciidaan meelkasta aad joogtaan dalka iyo dadkana waxaan urajaynayaa nabadgelyo ilaahay ayaa marwalba mahadleh” Boqor Buurmadow.

Cadnaan Beddel, Zakaria Dahir Sunniand2.5K others
1.2K Comments
66 Shares
Like
 
 
Comment
 
Share
 
 

Loading...
Loading...