Somaliland Oo Shaacisay Mishiinada Dhaliya Oxygen-ta Oo Ay Soo Gaadhsiisay Hay'adda WHO

0
Thursday May 06, 2021 - 15:55:22 in News by
  • Visits: 1139
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo Shaacisay Mishiinada Dhaliya Oxygen-ta Oo Ay Soo Gaadhsiisay Hay'adda WHO

    Somaliland Oo Shaacisay Mishiinada Dhaliya Oxygen-ta Oo Ay Soo Gaadhsiisay Hay'adda WHO

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland Oo Shaacisay Mishiinada Dhaliya Oxygen-ta Oo Ay Soo Gaadhsiisay Hay'adda WHO


Hargeysa(HWN):-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL Mud Cumar Cali Cabdilaahi ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay madaxda Hay'adda Caafimaadka Adduunka (WHO) kulanka ayaa lagaga hadlay mishiin casri ah oo dhaliya Oxygen-ta ay Hay'addu ugu deeqday Wasaaradda H. Caafimaadka JSL. Sidoo kale, waxa laga wada hadlay tababarka hawlwadeenada maamuli doona mishiinka iyo diyaarinta goobtii la dhigi lahaa ee ku haboon.


Mishiinka casriga ah ayaa ah kii ugu horeeyay ee noociisa oo kale ee uu wadanku yeesho kaasi oo lagu talo jiro in uu kab u noqdo mishiinada kale ee Oxygen-ta dhaliya ee hadda wadanka yaala.

Wasaaradda Horumarinta Cafimaadka JSL ayaa deddaal adag oo joogto ah ugu jirta horumarinta adeega caafimaadka dalka iyada oo xiligan dagaal adag kula jirta kahortaga iyo xakamaynta xanuunka Covid-19 oo khatartiisu wali dunidda ku fidayso.
May be an image of 1 person, sitting and indoor
May be an image of one or more people, people standing, people sitting and indoor
May be an image of 1 person, standing, sitting and indoor
May be an image of one or more people, people sitting, people standing and indoor

Loading...
Loading...