Cabdi Shoteli Oo Tacsi Udiray " Ardo Raahe" Gaar ahaan laba-deeddii hablood

0
Thursday May 06, 2021 - 09:39:44 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1881
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabdi Shoteli Oo Tacsi Udiray " Ardo Raahe" Gaar ahaan laba-deeddii hablood

    Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun
Aniga oo ah Abdi-Shotaly, waxan halkan tacsi naxdin leh uga dirayaa qoyskii ay ka baxday " Ardo Raahe" Gaar ahaan laba-deeddii hablood, oo kala ah :-

(1) Saado Xariir iyo
(2) Amina Ayaan Xariir.



Eedaday "Ardo Raage" Waxay shalay galab ku geeri-yootay Dalka Imaaraadka Carabta, Magaaladda Al-cayn. Rabbi waxan uga barayayaa in uu denbi-geedda dhaafo, qabriga u waasiciyo oo u nuuro, janatul-fardowsa-na ugu deeqo, dhamaana uu samir iyo iimaan ka siiyo ehel-keeddii, farceeddii, qoys-keeddii, qaraabo, tol iyo xasabo-ba.


AAMIIN YAAR RABI.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...