Jigjiga:-Warshad soo saarraysa Oxygenta oo laga furay

0
Thursday May 06, 2021 - 08:52:53 in News by A. Asbaro
  • Visits: 726
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jigjiga:-Warshad soo saarraysa Oxygenta oo laga furay

    Jigjiga:-Warshad soo saarraysa Oxygenta oo laga furay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jigjiga:-Warshad soo saarraysa Oxygenta oo laga furay


Jigjiga(HWN):-Waxaa maanta markii u horeysay Xadhiga laga jaray Warshad soo saaraysa Oxygenta, taas oo maalintiiba soo saaraysa 200 oo Haamood oo Oxygen ah iyo waliba Shaybaadh casri ah oo lagu baadhaayo Caabuqa COVID-19.



Xafladda xadhig ka jarka ayaa waxaa ka soo qayb-galay Madaxweynaha deegaanka Mustafe cagjar, ku-xigeenkiisa Ibraahim Cusmaan, Wasiirka Xafiiska Caafimaadka Dr. Yuusuf Maxammed iyo Masuuliyiin kale.

Haddaba, Warshadan oo ah tii u horeysay ee degaanka Soomaalida laga hirgaliyo, ayaa noqonaysa mid lagaga maarmayo Oxygen tii meelaha kale loo doonan jiray, waxayna kusoo hagaagaysaa xilli baahi badan loo qabay oo wali uu jiro cudurka Covid 19.

Loading...
Loading...