Masuulkii Burco Ka Raysatay Iyo Xilka Qaran Oo Meel Adag La Maraya?.

0
Wednesday May 08, 2019 - 20:54:39 in Articles by
  • Visits: 1858
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masuulkii Burco Ka Raysatay Iyo Xilka Qaran Oo Meel Adag La Maraya?.

    Masuulkii Burco Ka Raysatay Iyo Xilka Qaran Oo Meel Adag La Maraya?.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Masuulkii Burco Ka Raysatay Iyo Xilka Qaran Oo Meel Adag La Maraya?.

Qormadan Oo Ah Mid Daaha Ka Qaadaysa,Masuul Ka Tirsanaan Jiray, Xildhibanada Golaha Deegaanka Degmada Burco Ayaa Umuuqata Mid Ka Raysatay Dagmadii Burco Ka Dib Markii Ay Istageen Khilaafyadii Cuurintiisa Lahaan Jiray Iyo Golihii Deegaanka Waxana Nuux Maxamed Xuseen Oo Ah Gudoomiyaha Gudida Qandaraasyadda Qaranka Ee Xukumada Barakaysan Ee Uu Hogaaminayo Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Uu Igmatay,




Nuux Maxamed Xuseen Ayaa Lagu Xasuusta Hurintii Khilaafyadii Faraha Badna ee Xanbarsana Wajiyadda Badan Ee Ka Dhextagana Golaha Deegaanka Degmada Burco,Mudada Ka Badan Shanta Sanno Oo Sababtay Inay Degmada Burco La Tartami Kari Wayday Deeganada Kale Ee Dalka Soomaliland.


Masuukan Hada Majaraha U Hayaa Gudida Qandaraasyadda Qaranka Ayaa Ahaa Mid Daaha Dabadiisa Ka Riixi Jiray Mooshinadii Maayirka Degmada Burco Maxamed Muraad Ka Fulin Kari Wayay Waxqabadka ee Ku Noqday Laf Dhuungashay Waxana Taasi Daliil Cad U Ah In Hada Hormar Baladhan Laga Qabtay Degmadii Burco Mudadii Uu Ka Maqnaa, Isla Markaana Dhamaaday Khilaafkii Daashay Golaha Deegaanka Degmada Burco.


Meel Kale Hadii Aan Ka Muujiyo Inuu Khilaafyada Daaro Isla Markaana Damiyo Oo Uu Caan Ku Yahay Muddo Saddax Jeer Ka Badan Ayuu Khilaaf Soo Kale Dhexgalay Isaga Oo Ah Gudoomiya Gudida Qandaarasyadda Qaranka Iyo Agaasimaha Gudidaahaasi Oo Warbaahinta Lagu Arkayay.


Masuulkan Cadaysatay In Kolba Meesha U Joogo Uu Ka Curiyo Khilaafka Ayaa Leegayaa Sida Uu Xilkan Gudida Qandaraasyadda Qaranka Uu Maamulo Inay Istagaan Khilaafyadaasi Iyo Mudada Uu Joogo Xilkaasi Iyo Sida Ula Shaqeeyan doon



Axmed Aadan Maxamed

[email protected]

Tell:- 4570995/9

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...