Waxaa jira fikrado Culimada Ku taqasusay Cilmu-Nafsiga ay Qabaan, Waxaa jiro Nooc Aadanaha Ka mid ah Oo leh Sifooyinkan.

0
Tuesday May 04, 2021 - 15:25:01 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1010
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxaa jira fikrado Culimada Ku taqasusay Cilmu-Nafsiga ay Qabaan, Waxaa jiro Nooc Aadanaha Ka mid ah Oo leh Sifooyinkan.

    Dabeecadaha Kale Ee lagu yaqaan dadkan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dabeecadaha Kale Ee lagu yaqaan dadkan

" Dadka Noocan ah Ma jeclo ineey baxaan Mar Kasta , Waxay jecel yihiin iney Guriga iska dhax joogaan.
" Marka ay baxayaane Kaliya Waxeey U baxayaan in ay dantooda Soo dhameystaan
Ka dib guriga Ayeey Ku soo labanayaan ayagoo Aan Hal Qof la Soo Kulmin , Meel la fadhiisan...
" Dadka Noocan ah Waxeey lee yihiin Hal Ama labo Saaxiib Oo kaliya Qof kale Lama Xariiraan ....
" Dadkan Dabcigooda Waxaa Kalo Ka mid ah Markasto Waxeey Ku Mashquulsan yihiin talefanadooda ayagoo Aamusan..
Mana jeclo Qofna Ineey Wax Weeydiyaan
Ama Wax la Weeydiiyo.
" Waa Kuwa Furo Daqiiqad Kasta baraha bulsahada sida Facebook youtube instgram Si ,Ay Markasta Ula U socdaan Wixii Cusub , Waxeey Ku jiraan internetka , 24 saac Ayagoon Aan Cidna la Sheekeysanin.!!
" Dadka Noocan ah Waa Kuwa jecel ineey booqdaan Meelaha dabiiciga iyo quruxda badan , Sido Kale Waxeey jecel yihiin dadkas ineey Cabaan Kafeyga ...ineey Kali Ahaadan....jawi dagan iyo ineey daawadan Xayawaanada duurjooga ah.
"Dabeecadaha Kale Ee lagu yaqaan dadkan
Waxaa Ka mid ah Waa Kuwo Ay dadka Kale Ku tilmaman ineey Kibir badan yihiin.... fadhigooda badan yahay..... Wal Walsan yihiin Ayagane Aan Waxaas Oo Afxumo ah
Waxba ka soo qaadeyn Dantooda Kaliya raaca.
"Halkan Ma ku jiraa Qof Noocas ah Oo leh Dabeecadahan Aan Soo Sheegay.?

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...