Wasiir Xilkeeda Ku Wayday Sumcad Xumo Ay Dalka U Keentay

0
Tuesday May 04, 2021 - 08:35:04 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2389
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Xilkeeda Ku Wayday Sumcad Xumo Ay Dalka U Keentay

    "Ilaa iyo hadda Mrs Ndabaneze kama aysan hadal eedaha loo jeediyay"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Ilaa iyo hadda Mrs Ndabaneze kama aysan hadal eedaha loo jeediyay"

Wasiirka Ganacsiga, Gaadiidka, Warshadaha iyo Dalxiiska ee Burundi, Immaculée Ndabaneze ayaa shaqada laga ceyriyay "sababo la xiriira in dhaqaalaha dalka ay gelisay khatar isla markaana sumcad xumo u soo jiday dalkaā€¯.


Muddo kooban ayaa la xiray, sualana la weydiyay kadibna waa lasoo siidayay iyadoo baaritaano dherad ahna ay socdaan.



Mrs Ndabanze ayaa waxay wajahaysa eedo Musuq eek u saabsan iibka diyaarad ay lahayd shirkadda diyaaradaha ee Air Burundi.


Diyaaradan muranka badan ka taaganyahay aya ala sheegay in la iibiyay intii u dhexeysay bishi disembar ee sanadkii 2020-ka iyo bishi janaayo ee sanadkan 2021-ka,waxaana lacag aad u yar diyaarada looga iibiyay maal qabeen u dhashay Koonfur Afrika.


Ilaa iyo hadda Mrs Ndabaneze kama aysan hadal eedaha loo jeediyay
Loading...
Loading...