War Deg Deg Ah:-Xukuumada Somaliland Oo Sheegtay In Afar Musharax Oo Mucaaridka Ka Xidhan Loo Haysto Khiyaamo Qaran

0
Saturday May 01, 2021 - 11:42:41 in News by
  • Visits: 3189
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Xukuumada Somaliland Oo Sheegtay In Afar Musharax Oo Mucaaridka Ka Xidhan Loo Haysto Khiyaamo Qaran

    War Deg Deg Ah:-Xukuumada Somaliland Oo Sheegtay In Afar Musharax Oo Mucaaridka Ka Xidhan Loo Haysto Khiyaamo Qaran

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Xukuumada Somaliland Oo Sheegtay In Afar Musharax Oo Mucaaridka Ka Xidhan Loo Haysto Khiyaamo Qaran

Hargeysa(HWN):-Wasiirka Warfaafinta Somaliland ayaa sheegay in ay Khiyaamo Qaran ku eedaysan yihiin afar Musharrax oo qaar xidhan yihiin qaarna lagu raad joogo.
May be an image of 1 person and standing



Soomaaliya in ay xidhiidh la leeyihiin ayaa lagu eedeeyay Musharraxiintan oo mucaaradka ka tirsan, Maxkamad in la soo taagi doono ayuu sheegay Wasiir Koore.

Magacyada afarta Musharrax ayaa kala ah.

Cabdiraxmaan Yuuusuf Cali

Kubra Xaaji Xuseen

Qaasib Ibraahim Sulaymaan

Canab Abdi Xirsi

Loading...
Loading...