Madaxweynaha Maraykanka Oo Congresss-ka Warbixin Ka Siiyey Waxqabadka Xukuumadiisa Ee 100-ka Cisho Ee Ugu Horeeya

0
Saturday May 01, 2021 - 11:34:21 in News by
  • Visits: 1028
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Maraykanka Oo Congresss-ka Warbixin Ka Siiyey Waxqabadka Xukuumadiisa Ee 100-ka Cisho Ee Ugu Horeeya

    Madaxweynaha Maraykanka Oo Congresss-ka Warbixin Ka Siiyey Waxqabadka Xukuumadiisa Ee 100-ka Cisho Ee Ugu Horeeya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Maraykanka Oo Congresss-ka Warbixin Ka Siiyey Waxqabadka Xukuumadiisa Ee 100-ka Cisho Ee Ugu Horeeya

Madaxwaynaha Maraykanka John Biden, ayaa uga warbixiyay Aqalka Congress-ka Maraykanka wax-qabbadkiisii Boqolka cisho ee uu xafiiska joogay. Madaxwaynaha ayaa sheegay inay xukuumadiisu awooda saartay qoddobadan:
What Joe Biden Said To Congress Vs. What Trans Americans Want To Hear



1. Biden ayaa sheegay in xukuumadiisu 1.9 trillion kula tacaashay kasoo ka bashada xannuunka CIVID-19. Biden ayaa sheegay in 1400 oo dollar uu helay muwaadin kasta oo maraykani intii lagu guddo jiray COVID-19-ka.

2. Taageerida dadka shaqadda la'a ayuu sheegay Biden in xukuumadiisu inta uu xilka hayay ku bixiyay calaa qof 300 oo dollar. Biden ayaa sidoo kale sheegay in xukuumadiisu ku bixisay horumarinta Gobalada Maraykanka, sugida xudduudaha iyo caawinta guddaha qadar lacag oo gaadhaya 350 bilyan oo dollar.

3. Xukuumadda Biden, ayaa siddoo kale sheegtay in 125 bilyan ay ku bixisay horumarinta waxbarashada iyo ilaalinta carruurta. Horumarinta caafimaadka ayuu sheegay Madaxwayuhu innuu gaadhsiiyay innuu muwaadin kastaa awood u helo innuu helo caafimaad tayo leh.

4.Taageerida ganacsiga yar-yar ee uu sameeyay xannuunka COVID-19, ayuu sheegay Biden in xukuumadiisu ku bixisay 15 bilyan oo dollar si ay u soo kabtaan. Waxa uu sheegay in xukuumadiisu amaahisay 25 bilyan Maqaayadaha yar-yar ee laga cuntooyo iyo baararka.

5.Talaalka ayuu Biden sheegay in xukuumadiisu 14 bilyan oo dollar ku bixisay. Lacagtaas oo qaarkeed ku baxday cilmi baadhista xannuunka, qaybinta talaalka iyo maamulida xannuunka. Siddoo kale 8.5 bilyan ayuu Biden sheegay innuu ku bixiyay horumarinta cusbitaalada dhulka Miyiga ah.

Loading...
Loading...