Mucaaridka Soomaaliya Oo Ku Baaqaya In Hogaaminta Doorashada Uu La Wareego Raysal Wasaare Rooble

0
Saturday May 01, 2021 - 11:11:15 in News by
  • Visits: 922
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mucaaridka Soomaaliya Oo Ku Baaqaya In Hogaaminta Doorashada Uu La Wareego Raysal Wasaare Rooble

    Mucaaridka Soomaaliya Oo Ku Baaqaya In Hogaaminta Doorashada Uu La Wareego Raysal Wasaare Rooble

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mucaaridka Soomaaliya Oo Ku Baaqaya In Hogaaminta Doorashada Uu La Wareego Raysal Wasaare Rooble

Qoraal ay soo saareen Midowga Murrashaxiinta Somalia, ayaa labu sheegay in amniga iyo doorashooyinka Somalia inuu gadhwadeennka noqdo Raysal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.




"Midowga Murashaxiinta wuxuu uga digayaa guddoonka iyo xildhibaanada sababay qalalaasihii amni iyo siyaasadeed ee dalka in ay mar kale dalka fidno u horseedin. Wuxuu Goluhu ku baaqayaa in Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday faraha kala baxo amniga iyo doorashooyinka dalka, Villa Somaaliyana baneeyaa. Waa in uu RW hoggaaminta amniga iyo doorashooyinka la wareegaa, dawlad Goboleedyadana ku taageeraan." Sidan waxa yidhi Cabdiraxmaan Cabdishakuur
No photo description available.

Loading...
Loading...