Khasaaraha Ka Dhashay Roobabkii Ka Da'ay Magaalada Hargeysa Oo La Shaaciyey

0
Saturday May 01, 2021 - 11:08:35 in News by
  • Visits: 2226
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khasaaraha Ka Dhashay Roobabkii Ka Da'ay Magaalada Hargeysa Oo La Shaaciyey

    Khasaaraha Ka Dhashay Roobabkii Ka Da'ay Magaalada Hargeysa Oo La Shaaciyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khasaaraha Ka Dhashay Roobabkii Ka Da'ay Magaalada Hargeysa Oo La Shaaciyey
May be an image of one or more people, people walking and body of water


Khasaaraha ka dhashay daadadkii iyo roobkii maanta ka da'ay Hargaysa iyo tirada Gaadiidkii uu qaaday , guryihii uu gudaha u galay oo Ciidanka Dab-demisku ka hawl-galeen.

1. Tirada dadka laga soo badbaadiyay Daadadka : 172 Qof.

2. Gaadiidka laga soo badbaadiyay Biyaha Dooxu iyagoo sita : 3 Gaadhi.

3. Guryaha daadku gudaha u galay ee ciidanku u gurmaday : 49 Guri.

4. Gaadiidka khasaaruhu soo gaadhay ee daadku la tegay : 12 Gaadhi.

5.Guryaha khasaaruhu soo gaadhay : 18 Buul iyo hal Jiingad ah.

Ma jirin dhimasho iyo dhaawac uu sababay Roobabka maanta ka da'ay magaalada Hargeysa.

Laamaha kale ee dawlada ayaa iyaguna dhankooda heegan buuxa ka galay daad gureynta iyo samatabixinta dad iyo duunyo.
Ugu dambayna ciidanka Dab-demiska Somaliland wuxuu halkan farriin uga dirayaa bulshada ku nool Somaliland inay markastaba ka taxadaraan goobaha Dooxyada iyo Biyo mareenada.

Loading...
Loading...