Wargeyska New York Times Oo Fashiliyey Qorshe Farmaajo Ku Fashilmay Oo Uu Ku Haysan Lahaa Hogaanka Jaaliyada Maraykanka

0
Saturday May 01, 2021 - 11:04:18 in News by
  • Visits: 1725
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wargeyska New York Times Oo Fashiliyey Qorshe Farmaajo Ku Fashilmay Oo Uu Ku Haysan Lahaa Hogaanka Jaaliyada Maraykanka

    Wargeyska New York Times Oo Fashiliyey Qorshe Farmaajo Ku Fashilmay Oo Uu Ku Haysan Lahaa Hogaanka Jaaliyada Maraykanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wargeyska New York Times Oo Fashiliyey Qorshe Farmaajo Ku Fashilmay Oo Uu Ku Haysan Lahaa Hogaanka Jaaliyada Maraykanka


Warbixin dheer oo Wargeyska New York Times, ka qoray Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa waxa uu kaga hadlay xaaladda Somalia ee wakhtigan iyo xiisadda siyaasaddeed ee ka dhalatay muddo kordhintii loo sameeyey.
Somalia president to address nation as PM rejects term extension | Conflict News | Al Jazeera


Qayb ka mid ah warbixintan oo xiiso lahayd, ayaa ku saabsanayd dhacdo ka turjumaysa hoggaaminta Farmaajo, taas oo ka dhacday Magaaladii uu deganaa ee Buffalo ee gobolka New York.

Wargeyska oo ka warramayey Dhacdadan, waxa uu yidhi: "Dhowr ka mid ah hoggaamiyayaasha Soomaalida Mareykanka ayaa sheegay in 2007, uu muran xooggan ka dhex qarxay jaaliyadda Soomaalida ee Buffalo ee uu hoggaaminayey Farmaajo. Waxaa dhammaad ahaa laba sano oo Farmaajo loo doortay hoggaanka, hase yeeshee qaar ka mid ah xubnaha Jaaliyadda ayaa ku eedeeyey inuu isku dayey inuu xukunka kusii dhegnaado isaga oo wax kala qiyaameynaya."

Xubno ka mid ah Soomaalida Mareykanka, oo codsaday inaan magacyooda la shaacin si uusan u xumaan xidhiidhka ay la leeyihiin qoyska Farmaajo, ayaa intaas ku daray in murankaas uu horseeday in jaaliyadda ay u kala jabot laba garab,
Sheekada ku saabsan arrintan Jaaliyadda ayaa horey marar badan waxaa loogu soo qoray baraha bulshada, hase yeeshee warbixinta New York Times ayaa ah markii ugu horreysay oo ay warbaahin sumcad leh ay arrintan kashifto

Loading...
Loading...