Hargeisa Waa Toban Bridge u Baahan Oo Hadana Isticmaasha Laba Bridge Oo 70 Sano Ka Hor La Dhisay.

0
Saturday May 01, 2021 - 10:09:19 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 349
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeisa Waa Toban Bridge u Baahan Oo Hadana Isticmaasha Laba Bridge Oo 70 Sano Ka Hor La Dhisay.

    W.Q Abdiqani Salaf

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W.Q Abdiqani Salaf Hargeisa wa toban bridge u baahan oo hadana isticmaasha laba bridge oo 70 Sano ka hor la dhisay.


Isla markaana ku yaala wadnaha magaalada ahna ka loogu isticmaalka badan yahay Aya hada qarka u saaran inuu Meesha kabaxo bedelkiisana cidiba kana fikirin.

Lis Dairy


Bridge waxa loo dhisay dad dadwayne waqtiga tiradoodu ka yarayd 150.000 oo qof maantana waxa isticmaala dadka Hargeisa usoo Hoyda oo lagu qiyaaasayo 1.5 ilaa 1.8 million. Culayska inta leeg ayaa saarana mudo bridge kaa.


Hargeisa baladhkeed hada waxa lagu qiyaasa 40 km labada bridge ee kaliya ee kuyaala Hargeisa waxa ay isu jiraan 2.2 km haleeya ilaa abaarso labada bridge ee isku dhow ayay ku qasban yihiin inay isticmaalaan taasina waxay keentay samxad balaadhin oo dhib ku haysa isu socodka dadwaynaha.


Guntii iyo gabo gaba gabadii hada aduunka si fudud Aya loo dhistaa bridge Yada imika wadanka Taiwan  waxay aduunka ka is iibiyaan bridge yo sida towers ka la iskugu xidhxidho oo mudoyar lagu dhisi Karo hadaba fikirkayga waxay Hargeisa dhibta kaga baxaysaa afar bridge oo kuwa la isku xidhxidho ah oo labana Bariga magalada laga sameeyo labana galbeedka si culaysku uga yaraado cashuur bixiyeyaasha muwaadiniinta rer Hargeisa.


Allah mahad leh
Abdiqani Salaf.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...