Ergadii Nabadeynta Ceelka Dhabar-dalool oo Laascaanood Dib ugu soo laabtay

0
Saturday May 01, 2021 - 09:47:46 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 998
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ergadii Nabadeynta Ceelka Dhabar-dalool oo Laascaanood Dib ugu soo laabtay

    Ergadii Nabadeynta Ceelka Dhabar-dalool oo Laascaanood Dib ugu soo laabtay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ergadii Nabadeynta Ceelka Dhabar-dalool oo Laascaanood Dib ugu soo laabtay Laascaanood (HWN) Ergadii nabadeynta u joogtay shaqaaqadii ka dhacday Ceelka Dhabar-dalool ee degmada Xudun ee gobolka Sool, ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.


Ergadani waxa ay sheegeen in wajigii koobaad ee nabada labada beelood ee dirirtu ku dhexmartay Ceelka Dhabar-dalool ay soo gaba-gabeeyeen.



Sidoo kale ergadu waxaa ay xuseen in bilowga wajigii labaad uu u qorshan yahay dhammaadka bisha barakaysan ee Ramadaanta haddii ILLAAHEY yidhaaho.


Sideedaba bulshada Somaliland waxa ay ku caano maashay isu tanaasul iyo adkeynta nabadgelyada iyo xal u helistii wixii dhibaato ah.
Loading...
Loading...