Hay'adda Shaqaalaha Somaliland oo Fasax gelisay Shaqaalaha Dowladda

0
Friday April 30, 2021 - 01:00:31 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1226
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hay'adda Shaqaalaha Somaliland oo Fasax gelisay Shaqaalaha Dowladda

    Hargeisa(HWN):-Hay'adda shaqaalaha dowladda Somaliland, ayaa shaaca ka qaaday in shaqaaluhu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(HWN):-Hay'adda shaqaalaha dowladda Somaliland, ayaa shaaca ka qaaday in shaqaaluhu

Hargeisa(HWN):-Hay’adda shaqaalaha dowladda Somaliland, ayaa shaaca ka qaaday in shaqaaluhu fasax yihiin maalinta sabtida, iyada oo guddida Hay’adda shaqaalaha dawladdu ay tixraacayaan sharciga shaqaalaha dawladda Qoddobada 34-aad, in guud ahaan shaqaala weynuhu fasax yahay.
Facebook

Waxaana sidan lagu sheegay war-qoraala oo ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha hay’adda shaqaàlaha Farxaan Aadan Haybe.


Loading...
Loading...