Ciiddanka Booliiska Somaliland oo Baadigoobaaya mid ka mid ah Libaaxyadii Warancade oo Baxsaday

0
Friday April 30, 2021 - 00:50:50 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1795
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciiddanka Booliiska Somaliland oo Baadigoobaaya mid ka mid ah Libaaxyadii Warancade oo Baxsaday

    Ciiddanka Booliiska Somaliland oo Baadigoobaaya mid ka mid ah Libaaxyadii Warancade oo Baxsaday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciiddanka Booliiska Somaliland oo Baadigoobaaya mid ka mid ah Libaaxyadii Warancade oo Baxsaday

Hargeisa(HWN):-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale) ayaa warbaahinta qaranka u xaqiijiyey in caawa uu baxsaday mid kamid ah Libaaxyadda Cali Maxamed Warancade uu ku haystay magaaladda Hargeysa.



Taliyuhu waxa uu sheegay in Libaaxa baxsaday uu dhaawacay laba qof,isla markaana ay ciidanka Boolisku ay wadaan hawlgal balaadhan oo ay ku raadinayaan Libaaxaas baxsaday.

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland waxa uu dadweynaha usoo jeediyey in ciddii aragtaa Libaaxaas ay kusoo wargeliyaan Ciidamada Booliska.

Loading...
Loading...