War Deg Deg Ah:-Dawlada Oo Markale Xidhay Musharax Hargeysa Uga Tartamaya Xisbiga Ucid.

0
Thursday April 29, 2021 - 10:19:39 in News by
  • Visits: 1728
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Dawlada Oo Markale Xidhay Musharax Hargeysa Uga Tartamaya Xisbiga Ucid.

    War Deg Deg Ah:-Dawlada Oo Markale Xidhay Musharax Hargeysa Uga Tartamaya Xisbiga Ucid.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Dawlada Oo Markale Xidhay Musharax Hargeysa Uga Tartamaya Xisbiga Ucid.


Hargeysa(HWN):-Xukuumada somaliland ayaa mar kale qaaday talaabo ka dhan ah musharixiinta ka tartamaya xisbiyada mucaaridka ah.




Ciidamada booliska somaliland ayaa xabsiga ku hubsaday musharaxCabdiraxmaan Yuusuf Cali ooka mid ah tartamayaasha golaha deegaanka ee xisbiga Ucid.


talaabada xabsiga lagu dhigay musharax Cabdiraxmaan Yuusuf Cali ayaa ku soo beegmaysa wakhti ay guddida doorashooyinku amar ku bixiyeen inaan la xidhi Karin musharixiinta la ansixiyey ee tartanka diyaarka u ah.


Xukuumada Xukuumada Muuse Biixi ayaana u muuqata inaanay dhag u dhigin dalabka guddida doorashooyinka, musharax Cabdiraxmaan Yuusuf Cali ayaana ku biiraya musharixiinta xabsiyada kaga jira xisbiyada mucaaridka ah kuwaas oo haatan ay tiradoodu gaadhay afar musharax.


 


Loading...
Loading...