Hal Fure Oo Muhiim U Ah Guushu Waa Kalsoonida, Hal Fure Oo Muhiim U Ah Kalsooniduna Waa Diyaar-garawga. Qalinka: C/raxmaan Sayid Faarax (Jeesto).

0
Wednesday March 06, 2019 - 09:29:51 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1569
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hal Fure Oo Muhiim U Ah Guushu Waa Kalsoonida, Hal Fure Oo Muhiim U Ah Kalsooniduna Waa Diyaar-garawga. Qalinka: C/raxmaan Sayid Faarax (Jeesto).

    Qormadani waxay ka mid tahay qormooyinkii la odhan jirey (Human Philosophy), Oo aan bishiiba mar la wadaago akhristayaasha sharafta leh ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qormadani waxay ka mid tahay qormooyinkii la odhan jirey (Human Philosophy), Oo aan bishiiba mar la wadaago akhristayaasha sharafta leh ee

qormooyinkayga kuxidhan, Waa hubaalbiyo-kama-dhibcaan ah inbani-aadamku u baahanyahay hoge-tus dhinacanolosha iyo hadafkaguud la xidhiidha,Fal-celin badan kadib waxaan qoondeeyeyinaan bishiiba hal maqaaloo falsafada kufadhiya u sooban-dhigo macaamiisha akhristafool-goggayga, Ama dagalkaaan ku leeyahaybar-kulanka bulshada.

Bacda areriyoanba-qaadka yoolkayga amin-xaadirtan aanuga gudbo ubucdadawaadu ay maantau holatey, Waxaynudhamaanteen u abuurannahay sidii aanGuul ama midho-dhalu gaadhi lahaynqorshayaasha ku wajahanahdaafteena kala duwanee himilo ahaaneedIfiyo aakhiraba, Hadabasi aynu isulagarano guusha " Waa MaxayGuushu??” Sida aynu wadaqirsan nahay libintaama guushu waashay uu naawilonoole kastaa ooaduunka oogadiisa sareku uumani, Isagoo dhinacyadakala gadisan eenololeed ka naadinaya.

Guushu waxaynoqon kartaa riyokastoo uu kaskashakhsiyadu si gaarau daawado kunahamiyo gaadhitaankeeda islamarkaana uu kabaaraan-dago hilinadeeda sanee ay kuhir-gali karto, Guushuwaa abaal-marinta markaaad ku dadaashoyoolka mustaqbal eesalka ku hayadhinac walba oonololeed ama horu-mareedoo qof hantiyey,Guushu waa kasbashadabadhaadhe ka dibjid dheer ooculeys iyo qodxoleh isla markaanau baahan dhabar-adeygiyo Samir, Guushuwaa wax uusahadsado qof kastooaduunka ku nooliwaana laga wadasiman yahay raadinteedaama hiigsashadeeda.

Guushaasi intaasoomacnood leh eemuhiimka u ahbani-aadamka dhamaantii siloo hantiyo waxayleedahay wadiiqo loomaro laguna gaadhomaalista danbarkeeda, Waxayleedahay qalab looadeegsado (Tools ofsuccess), Oo kuu fududaynayahalka aad usocoto, kuuna tilmaamayasida aad usoconayso , kuguna daraya cidaaad la soconaysomacno ahaan (Relative Field ), Ama cidaaad isu-aragti hadaftihiin, Qalabkaa salaanka uah suura-galinta libintaama guusha wuukala culus yahaywaanu soo kalahoreeyaa, Curadkiisuna waawaxan la yidhaa " Kalsoonida”.

Kalsoonidu sidaasiayey ku tahayfurasha guusha amamuftaaxa kuu furayaalbaabka aad kagalayso hilaadaada mustaqbaleed, Waa tadhista qofnimada amabaaxada shakhsiyada waayowaa awooda amaadeegaha ugu miisaankaculus ee kuguhagi kara waxamaankaaga iyo laabtaadaka guuxaya, Kalsooniduwaa iftiinka kuubidhiiqiya waxa aadu dadaaleyso eeku dhamaada birtagaroonka guusha, Kalsooniduwaa wiishka kudul dhigaya libintamaxaa wacay waxaadsi toosa uabaareysaa halka aaddanaynayso, Kalsoonidu waawaslad dahaba oouu liibaano qofkiinasiib u helaa.

Kalsoonida lafahaanteedu waxay leedahayfure ama meellaga daaro islamarkaana ay kashidaal qaadato siay u hir-gasho,Furahaasina waa "Diyaar-garaw”, Kaasi la,aantiinakalsooni ma yeelan kartid,Tusaale ahaan hadiiaad wax doonaysidama himilo kuucalaamadsan tahay ooaanad diyaar u aheynku dhaceeda magaadhi kartid waxaad calaamadsatey, Waayo kudhacu waa kalsoonidalaguu sheego hadiitaasi meesha lagawaayana in badanbaad ka siisiqaysaa guusha iyoaga-gaarkeeda ku darsoo waxaadtahay uun iskaqorsheyste aan fulinwaxba.

Inaad diyaaru ahaataa hadafkaagawaa qurxinta kalsoonidayadna waxay siidhalaysaa guusha hanashadeeda,Aduunyada shay kastaasidaa ayuu uleeyahay waalid amameel uu kasoo farcamo sidaay guushu ugasoo farcantay kalsoonidaiyo diyaar-garawga ujeedkaaga,Ma jiro waxiska bilaabmaa amaaan lahayn jid loomaro mana xaqirikarno wax kastadariiqa loo maro, Hadbaintaad tahay diyaartahay waa intaadkalsooni soo ban-dhigikarto , Intaad kalsooni sooban-dhigi kartaana waaintaad guulaysan karto.

Guuleystayaashu waakuwa jidkan soomara oo sooabaabula ka gun-gaadhigahimiladooda ugu danbaynawaxay ku soobiyo-shubataa meel dareenwanaagsan iyo daruurku hoorta halkiiharaadka qabtey, Guulaystuhuwuu noqdaa markuuguulaysto deegaan hara-digeedah oo hadhuubkiyocaanuhu haamaha ugabuuxaan, Doomidka waqalkaasinawaxa uu kamarag kacaa jidkaauu soo mareyisla markaana lehtabaca iyo tamartasan, Hadaba marjidadkan oo kaleoo hanti guulama libin.

 

Source: AbdulKalam.

Qalinka: C/raxmaan SayidFaarax (Jeesto).

Diplomatic Analysts.

Gabiley/Somaliland.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...