Somaliland: Laba Carruur Ah Oo Ku Dhintay Goob Biyo-fadhiisin Ah Oo Ku Taalla Degmo Ka Tirsan Magaalada Hargeysa

0
Wednesday April 28, 2021 - 22:20:29 in News by
  • Visits: 1443
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland: Laba Carruur Ah Oo Ku Dhintay Goob Biyo-fadhiisin Ah Oo Ku Taalla Degmo Ka Tirsan Magaalada Hargeysa

    Somaliland: Laba Carruur Ah Oo Ku Dhintay Goob Biyo-fadhiisin Ah Oo Ku Taalla Degmo Ka Tirsan Magaalada Hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland: Laba Carruur Ah Oo Ku Dhintay Goob Biyo-fadhiisin Ah Oo Ku Taalla Degmo Ka Tirsan Magaalada Hargeysa


Hargeysa(HWN):-Laba Carruur ah, ayaa ku Geeriyooday Degmada Axmed Macalin Haaruun ee Magaalada Hargeysa.




Labada Carruurta ah oo Wiilal ahaa, ayaa ku Geeriyooday Goob Biyo-fadhiisin ah oo ay ku dhaceen, sida ay Ciidammada Dab-damiska oo halkaa ka soo saaray u sheegeenWargeyska Geeska Afrika.

Labada Carruurta ah ayaa Ciidanka Dab-damisku da’dooda ku qiyaaseen 12 illaa 13 Sano jir.

Dab-damisku wuxuu sheegay in markii ay labada Carruurta ah soo saareen ay ku wareejiyeen Ciidammada Booliska oo baadhaya sida shilkani u dhacay.

Maalmaha Roobku da’ayo ayaa Maamulka Magaaladu waxay Dadka uga digeen Goobaha Biyo-fadhiisinka ah iyo Biyo-mareennada oo khatar keeni kara.

 


Loading...
Loading...