Suxufi Uu Xidhay Gudoomiyaha Baanku Oo Dib U Helay Xoriyadiisii

0
Wednesday April 28, 2021 - 15:29:26 in News by
  • Visits: 1063
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suxufi Uu Xidhay Gudoomiyaha Baanku Oo Dib U Helay Xoriyadiisii

    Suxufi Uu Xidhay Gudoomiyaha Baanku Oo Dib U Helay Xoriyadiisii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suxufi Uu Xidhay Gudoomiyaha Baanku Oo Dib U Helay Xoriyadiisii


Hargeysa(HWN):-Suxufi Aadan Cabdi Ciidle ayaa xoriyadiisa dib u helay ka dib markii uu in mudo ah u xidhnaa gudoomiyaha baanka dhexe ee somaliland Cali Baqdaadi.


Suxufi Aadan Cabdi Ciidle oo ku xidhnaa saldhiga new Hargeysa ee caasimada ayaa xidhay gudoomiyaha baanka oo ka cadhooday muuqaalo uu suxufigu ka baahiyey guryaha dabaqyada ah ee uu ka dhistay magaalada Hargeysa.

ururka suxufiyiinta ee Solja ayaa dhankooda sheegtay inay dedaal ka gaysteen soo deynta suxufi Aadan Cabdi Ciidle, war ay soo saareen ayaanay ku yidhaahdeen 

" Waxa xoriyadiisii dib loogu soo celiyay Aden Cabdi Ciidle oo muddo ku xidhnaa saldhiga New Hargeysa , dedaal dheer oo ururka SOLJA - Somaliland Journalists Association iyo odayaasha qoyska Aden Cabdi Ciidle ay arintaasi ka geysteen ayay ku timid dib u helida xoriyada saxafigaasi ".

Xukuumada Oo Xabsiga Dhigtay Suxufi Aadan Cabdi Ciidle Iyo Baqdaadi Oo La Dhexmariyey Dacwad Lagu Qaadayo

Loading...
Loading...