Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Xaaladii Dagaal Ee Muqdisho Gashay, Eedayna U Jeediyey Dawlada Farmaajo

0
Wednesday April 28, 2021 - 15:18:19 in News by
  • Visits: 1362
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Xaaladii Dagaal Ee Muqdisho Gashay, Eedayna U Jeediyey Dawlada Farmaajo

    Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Xaaladii Dagaal Ee Muqdisho Gashay, Eedayna U Jeediyey Dawlada Farmaajo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Xaaladii Dagaal Ee Muqdisho Gashay, Eedayna U Jeediyey Dawlada Farmaajo

Hargeysa(HWN):-Madaxweynaha somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay xaaladii dagaal ee ay gashay magaalada Muqdisho.
Madaxweyne Muuse Biixi oo wareysi siiyey VOA



Muuse Biixi waxa uu dawlada Farmaajo ku eedeeey inay dhagaysan wayday shacabka ka dib markii ay dhamaysatay wakhtigeedii sharciga ahaa, waxaanu yidhi isaga oo ka hadlayey dekeda magaalada Berbera oo uu kormeer ku joogo.

"Maanta aad baannu uga walaacnay oo aannu uga naxnay markaannu aragnay Xamar oo dib dagaal uga bilaabmayo, eeddaasna waxa leh dawladdii hoggaanka haysay oo iyadoo waqtigeedii dhammaaday damacday inaanay dadkii dhegaysan,” madaxweyne Muuse Biixi

 
 
 

Loading...
Loading...