Madaxweyne Mustafe Cagjar Oo Jigjiga Ka Dhagax Dhigay Maktabada Ummada

0
Tuesday April 27, 2021 - 13:18:15 in News by
  • Visits: 780
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Mustafe Cagjar Oo Jigjiga Ka Dhagax Dhigay Maktabada Ummada

    Madaxweyne Mustafe Cagjar Oo Jigjiga Ka Dhagax Dhigay Maktabada Ummada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Mustafe Cagjar Oo Jigjiga Ka Dhagax Dhigay Maktabada Ummada
Waxaa maanta magaalada Jigjiga laga dhagax dhigay maktabad caalami ah, taas oo loogu magac daray Maktabadda Umadda.



Dhagax dhigga maktabaddan ayaa waxaa kasoo qayb galay Madaxwaynaha degaanka Soomaalida Mustafe cagjar, Maamulka magaalada Jigjiga iyo marti sharaf kale.

Maktabaddan oo ay iska kaashadeen Shacabka iyo Dawladdu ayaa waxaa ku baxaysa lacag dhan 60 Milyan oo Birr, waxaana la filayaa inay wax badan ka tari doonto dhanka aqoonta jiilka soo socda.

Maktabaddan ayaa markuu dhismaheedu dhammaado noqon doonta maktabaddii u horeysay ee degaanka laga hirgaliyo.


Loading...
Loading...