Suxufi Aadan Cabdi Ciidle Oo Maxkamada La Horkeenay Iyo Dacwadaha Lagu Qaadayo Ee Cali Baqdaadi Soo Abaabulay

0
Tuesday April 27, 2021 - 13:05:23 in News by
  • Visits: 1719
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suxufi Aadan Cabdi Ciidle Oo Maxkamada La Horkeenay Iyo Dacwadaha Lagu Qaadayo Ee Cali Baqdaadi Soo Abaabulay

    Suxufi Aadan Cabdi Ciidle Oo Maxkamada La Horkeenay Iyo Dacwadaha Lagu Qaadayo Ee Cali Baqdaadi Soo Abaabulay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suxufi Aadan Cabdi Ciidle Oo Maxkamada La Horkeenay Iyo Dacwadaha Lagu Qaadayo Ee Cali Baqdaadi Soo Abaabulay

Hargeysa(HWN):-Suxufi Aadan Cabdi Ciidle oo u xidhan gudoomiyaha baanka dhexe Cali Baqdaadi ayaa mar kale la horkeenay Maxkamada gobolka Maroodi-jeex.


Maxkamada ayaa amartay in todoba cisho oo dheeraad ah lagu sii hayo jeelka wariye Aadan Cabdi Ciidle oo haatan in mudoah ku xidhan magaalada Hargeysa.

qaybta dembi baadhista ee ciidamada booliska ayaa wali ka shaqaynaya sidii ay u  soo dhamaystiri lahaayeen dacwado uu gudoomiyaha baanka Cali Baqdaadi la rabo in lagu qaado wariyaha u xidhan.

Sidoo kale Wariye Cishqi, ayaa isna ku xidhan Boorama kaas oo aan ilaa hada la cadayn dembiyada loo haysto iyo cida soo dacwaysay.

ururka suxufiyiinta somaliland ee Solja ayaan ilaa hada ka hadal xadhiga lagu qaaday weriyayaashan, waxaanay hogaanka cusub ee ururkaasi u muuqdaan kuwo aan dan ka lahayn tacadiyada lagu hayo suxufiyiinta madaxa banaan isla markaana ay gacanta ku dhigtay dawladu.
Aadan Cabdi Ciidle Oo Afka Furtey Eedona Ku Hurgufay Gud Xuuto Iyo Saddexdiisa Gacanyare


Loading...
Loading...