Deg Deg Barakac ka bilowday xaafado ku yaala degmada Hodan Ee Magaalada Muqdisho

0
Tuesday April 27, 2021 - 12:57:53 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1182
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg Barakac ka bilowday xaafado ku yaala degmada Hodan Ee Magaalada Muqdisho

    Degmooyinka sida weyn looga barakacay ayaa waxaa kamid ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Degmooyinka sida weyn looga barakacay ayaa waxaa kamid ah




Dad horleh ayaa ka barakacay Xaafado ka tirsan degmooyinka Gobolka Banaadir, kuwaas oo ka cabsi

 qaba inay dushooda ku dagaalamaan Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Millateriga ah ee

 taageersan Mucaaradka.



 

Degmooyinka sida weyn looga barakacay ayaa waxaa kamid ah degmooyinka, Hodan, Howl-wadaag,

 Wartanabada, Boondheere iyo qeybo kamid ah degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir.


 

Sawiro laga soo qaaday dadka barakacaya ayaa la arkayaa, iyaga oo Madaxa ku sitay alaabtooda halka

 qaarkood ay Gawaarida noocyadooda kala duwan ku raranayeen.


 

Ciidamo ka tirsan dowladda iyo kuwa Mucaaradka ayaa isku hor fadhiya degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir, iyada oo la filan karo in uu dagaal ka dhex bilaawdo.


 

Dowladda Soomaaliya iyo Musharixiinta Mucaaradka ayaa isha ka daawanaya dadka barakacooda ay sababta

 u yihiin, iyada oo sidoo kale ay jiraan Xaafado horleh oo laga barakacayo.

Loading...
Loading...