Garoowe Oo Laga Mamnuucay Ku Qabashada Shirarka Aan Fasaxa Loo Haysan.

0
Wednesday May 08, 2019 - 12:41:10 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1900
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Garoowe Oo Laga Mamnuucay Ku Qabashada Shirarka Aan Fasaxa Loo Haysan.

    Warqad ka soo baxday Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Nugaal, ahna ku simaha gudoomiyaha Cali Salaad Diiriye Faarax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warqad ka soo baxday Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Nugaal, ahna ku simaha gudoomiyaha Cali Salaad Diiriye Faarax ayaa lagu sheegay Shirar uusan Maamulka ka warhayn in aanan lagu qaban karin Magaalada Garowe.


Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal, ayaa la faray ciddii u hogaansami waydo awaamiirta Maamulka inay ka qaadaan tallaabo sharciga waafaqsan.



Amarkan ayaa ku soo beegmaya xili Garoowe laga joojiyay kulan lagaga hadli lahaa arimaha doorashooyinka oo marti ku ahaa madaxwayne Farmaajo


.

Loading...
Loading...