Faa'iidada Khudaarta Muusku (Moosku) Uleeyahay Caafimaadka

0
Tuesday April 27, 2021 - 09:17:54 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1746
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faa'iidada Khudaarta Muusku (Moosku) Uleeyahay Caafimaadka

    "Muusku wuxu u wanaagsan yahay dareemayaasha iyo caafimaadka maskaxda"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Muusku wuxu u wanaagsan yahay dareemayaasha iyo caafimaadka maskaxda"
Hargaysa (HWN) Khudaarta Muuska ayaa ah mid aad ugu fiican dhinaca caafimaadka, waxaana la cadeeyay inay wax weyn ka tarto cadaadiska dhiiga iyo weliba xanuunada dhiig karka, madaama uu Muuska ku jiro maadooyinka potassium iyo magnesium oo labaduba ah macdano uu jidhku baahi weyn u qabo isla markaana qayb weyn ka qaata caafimaadka wadnaha.




Waxa kale oo uu Muusku kordhiyaa awoodda iyo kartida qofka madaama ay ku jiraan glucose, fructose iyo sucrose. Glucose-ta iyo fructose waxay isla markiiba ku darsamaan qulqulka dhiiga waxayna kor uqaadan tamarta jidhka.


Maadada Fructose ayaa iyadu si tartiib ah ugu darsanta si ay sonkorta dhiiga ku jirta meel dhexaad uga dhigto ama u dejiso. Muusku wuxu u wanaagsan yahay dareemayaasha iyo caafimaadka maskaxda, timaha iyo guud ahaan jidhka qofka.
Loading...
Loading...