Wakiilka Midawga Yurub Oo Ka Hadlay Xaalada Soomaaliya, Hanjabaadna Diray

0
Monday April 26, 2021 - 15:57:20 in News by
  • Visits: 1514
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wakiilka Midawga Yurub Oo Ka Hadlay Xaalada Soomaaliya, Hanjabaadna Diray

    Wakiilka Midawga Yurub Oo Ka Hadlay Xaalada Soomaaliya, Hanjabaadna Diray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wakiilka Midawga Yurub Oo Ka Hadlay Xaalada Soomaaliya, Hanjabaadna Diray

Muqdisho(HWN):-Wakiilka midawga yurub u qaabilsan Soomaaliya Nicolas Berlanga ayaa ka hadlay kacdoonada Muqdisho ka bilaabmay ee lagaga soo horjeedo mudo kordhinta sharci darada ah ee madaxweyne Farmaajo loo sameeyey.


danjire Berlanga waxa uu ka hadlay rabshadaha ka taagan magaaada Muqdisho isaga oo dhinacyada is haya ugu baaqay inay is xakameeyaan isla markaana ilaaliyaan wixii la wada leeyahay, waxaanu sheegay in cida xilka haysa lala xisaabtami doono.

danjire Berlanga oo ka hadlaya xaalada ka taagan Muqdisho ayaa waxa uu yidhi ""Aad ayaan uga walaacsanahay dhacdooyinka ka socda Muqdisho. Danta guud waxay ku jirtaa is-xakameynta ugu sarreysa, ilaalina ha’ayadaha la wada leeyahay iyo wada-hadallo. Rabshadaha ma ahan wax la aqbali karo. Kuwa ka mas’uulka ah waa lala xisaabtami doonaa."

Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga oo ka hadlayey qalalaasaha Somalia
May be an image of 1 person

Loading...
Loading...