Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Shaaciyey Wadda Hada Uu U Bilaabay Mucaaridka Iyo Muxaafidka Soomaaliya

0
Monday April 26, 2021 - 09:57:41 in News by
  • Visits: 1280
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Shaaciyey Wadda Hada Uu U Bilaabay Mucaaridka Iyo Muxaafidka Soomaaliya

    Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Shaaciyey Wadda Hada Uu U Bilaabay Mucaaridka Iyo Muxaafidka Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Shaaciyey Wadda Hada Uu U Bilaabay Mucaaridka Iyo Muxaafidka Soomaaliya

Muqdisho(HWN):-Ra’iisul Wasaaraha DFS ayaa sheegay in ay ka xun yihiin ficiladii ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaana shacdooyinkii u danbeeyey.



"Aad baan uga xumahay dhibaatadii lagu khalkhal galiyay amniga Caasimadda. Waxaan aaminsanahay in wadahadalku yahay xalka ugu habboon ee inoo furan, howshaaa oo aan bilaabay guulna ka rajeynayo, Aan ka wada shaqeyno nabadda iyo xasilloonida dalkeenna.” ayuu yiri Rooble.

May be an image of 1 person and text

Loading...
Loading...