Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Sadex Musharax Oo Ka Tirsan Xisbiyada Mucaaridka Ah

0
Sunday April 25, 2021 - 17:06:21 in News by
  • Visits: 2230
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Sadex Musharax Oo Ka Tirsan Xisbiyada Mucaaridka Ah

    Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Sadex Musharax Oo Ka Tirsan Xisbiyada Mucaaridka Ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Sadex Musharax Oo Ka Tirsan Xisbiyada Mucaaridka Ah


Hargeysa(HWN):-Xukuumada somaliland ayaa xabsiga ku hubsatay sadex musharax oo ka tirsan xisbiyada mucaaridka ah.


musharixiintan oo ka tartamaya gobolo kala duwan ayaan ilaa hada si rasmi ah oo ogayn sababta loo xidhay isla markaana aanay xukuumadu soo bandhigin dembiyada xadhigooda keenay ee loo haysto.


Musharixiintan oo kala ah Qaasim Aadan Saleebaan, oo ka sharaxan Waddani, Cabdilaahi Xasan Xirsi iyo Sheekh Ibraahim Cabdi Xuseen  oo iyaguna ka sharaxan xisbiga Ucid.

 
May be an image of 1 person and beard
May be an image of 1 person and text
May be an image of 1 person and text

Loading...
Loading...