Wasiirkii Xildhibaankiisa Golaha Wakiilada ka Soo Saari Waaya Xisbiga Kulmiye Miyaa La Eryayaa?

0
Sunday April 25, 2021 - 16:08:30 in News by
  • Visits: 1167
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirkii Xildhibaankiisa Golaha Wakiilada ka Soo Saari Waaya Xisbiga Kulmiye Miyaa La Eryayaa?

    Wasiirkii Xildhibaankiisa Golaha Wakiilada ka Soo Saari Waaya Xisbiga Kulmiye Miyaa La Eryayaa?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirkii Xildhibaankiisa Golaha Wakiilada ka Soo Saari Waaya Xisbiga Kulmiye Miyaa La Eryayaa?
Hargeysa(HWN):-Wasiirada xukuumada xisbiga Kulmiye waxay dedaal u galeen sidii ay musharixiinta beelahooda u keeni lahaayeen xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye.

wasiirka beeraha Axmed Muumin Seed oo ka hadlay munaasibad layskugu yeedhay musharixiinta xisbiga Kulmiye ee gobolada bariga ayaa sheegay in wasiirada lagula xisaabtamayo xildhibaanada golaha wakiilada ee u soo bixi doona xisbiga Kulmiye isla markaana lagula xisaabtamayo.


wasiir Axmed Muumin Seed waxa kale oo uu fariin u diray xisbiyada mucaaridka ah oo uu sheegay inay xag xagasho badan yihiin balse aanay muxaafidku u jawaabayn, waxaanu yidhi "Mucaaridku aad ayey u xag xagasho badan yihiin laakiin inagu u jawaabi mayno ee waxaynu ka shaqaynaynaa sidii aynu u guulaysan lahayn".

wasiir Axmed Muumin Seed oo hadalkiisa sii wata ayaa intaas raaciyey "Wasiir kasta oo xukuumada ka tirsan waxa laga doonayaa inuu xildhibaankiisa sii saaro wasiirkii soo saari waayana calaamatu su,aal ayaa saaran"
May be an image of 1 person and text

Loading...
Loading...