Qiso Dhab Ah ... Salaad Gabeydhe, Caynaashe Iyo Jeneral Doolaal

0
Thursday April 22, 2021 - 08:44:09 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1324
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qiso Dhab Ah ... Salaad Gabeydhe, Caynaashe Iyo Jeneral Doolaal

    W/Q: Mohamed Ahmed Farah Mataan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Mohamed Ahmed Farah Mataan
Dowladdii kacaanka oo curatay 21-kii Oktoober, sannaddii 1969 ayaa ahayd middii ugu waqtiga dheereyd ee soo marta Soomaaliya.



Afgambi baa hore u jirey, oo ahaa, dilkii madaxwaynihii Soomaaliya, Cabdi Rashahiid Cali sharma'arke, oo aheyd, 15-kii bishii October sannaddii 1969, laguna dilay magaalada Laascaanood.


Markii uu dilkaasi dhacayay waxaa dalka Raisul wasaare ka ahaa allaha u naxariistee Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, waxuu xilligii uu dilka dhacayay uu ku sugnaa magaalada New York, oo uu uga qayb galayay shirkii Qaramada Midoobay, wuxuuna markii uu dilka maqlay uu si degdeg ah ugu soo laabtay dalka.


Maxamed Siyaad Barre, wuxu soo dhoweysan jirey saraakiishii Cabdilaahi Yuusuf ,Caydiid iyo Liiqliiqato. Laakiin ma jecleyn Salaan Gabeydhe iyo Ceynaanshe oo ahaa hogaanka hawl gelinta waqtigaa, oo lagu deldeley qodobkii 54. Janaral DOOLAAL, ma waxa qaban waayey qodobkaa, iyo iqlaabkii 21 oktoobar.


Mohamed Ahmed Farah Mataan
Ankara, Turkey.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...