Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash Oo Maanso Ku Cabiraaya Bisha Soon Qaaad.

0
Monday April 19, 2021 - 11:19:07 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 854
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash Oo Maanso Ku Cabiraaya Bisha Soon Qaaad.

    Aadan iyo intuu dhallay Eebihii abuurtaa Uga dhigay mid waajibee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aadan iyo intuu dhallay Eebihii abuurtaa Uga dhigay mid waajibee
Waxa iftiintay ramadaan,
Ajarkeedu weynoo,
Aakhiri iyo ifkoo dhan,
Ugu kgayr badnaatee,
Allahayow na garansii.

Ayaan cibbaado weeyi,
Anbiyadu ducaysay
Aayadaha qur'aankuna
Kusoo dageen aduunkee
Allahayow na garansii.

Asxaabtii udgoonayd,
Iyagaa cisayn jiroo,
Allahana ku tuugayay
Inuu ku simo sabankee
Alahayow na garransii.


Aadan iyo intuu dhallay
Eebihii abuurtaa
Uga dhigay mid waajibee
allahayow na garransii.

Allihii na uuntow
Aduunyada lahaayoow
adaan ku macbuudnee
Na garansii aroortan
Naga yeelay adoomaha
Inta gudatata idilkood.
Aamiin

Hamse Riiraash
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...