Ergooyin Nabadeed oo gaadhay Deegaanka Dhabardalool ee Gobolka Sool oo Dagaal ku dhexmaray Laba Beelood

0
Sunday April 18, 2021 - 02:54:47 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1577
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ergooyin Nabadeed oo gaadhay Deegaanka Dhabardalool ee Gobolka Sool oo Dagaal ku dhexmaray Laba Beelood

    Ergooyin Nabadeed oo gaadhay Deegaanka Dhabardalool ee Gobolka Sool oo Dagaal ku dhexmaray Laba Beelood

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ergooyin Nabadeed oo gaadhay Deegaanka Dhabardalool ee Gobolka Sool oo Dagaal ku dhexmaray Laba Beelood

Hargeisa(HWN):- Wafti uu hogaaminayo Guddoomiyaha gobolka Sool oo ka kooban madax-dhaqameed iyo masu’uuliyiin kale ayaa maanta u baxay deegaanka Xudun, si loo joojiyo Colaada ka socota deegaankasi.
Ergo Nabadeed oo Gaadhay Deegaanka Xudun Ee Gobolka Sool3


Waxaa lagu soo waramayaa in xaalada deegaanka Dhabardalool ee degmada Xudun ee gobolka Sool, ay degan tahay maanta kadib markii labadii maalmood ee la soo dhaafay uu ka socdey dagaal beeleed sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.

Geesta kale ciidamada Milatariga Somaliland iyo Ergooyin nabadeed oo shalay illaa maanta gaadhay deegaankaasi, ayaa ku guuleystay in ay kala raraan maleeshiyaad beeleedkii ku dagaalamay degaankaas.
Loading...
Loading...