Afarta Digniin Ee Ugu Culus Ee Dowladda Soomaaliya Loo Diray

0
Thursday April 15, 2021 - 08:24:13 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1436
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afarta Digniin Ee Ugu Culus Ee Dowladda Soomaaliya Loo Diray

    "Midowga Yurub, Mareykanka iyo UK ayaa ka digay cawaaqib xumada ka dhalan karta go'aankan"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Midowga Yurub, Mareykanka iyo UK ayaa ka digay cawaaqib xumada ka dhalan karta go'aankan"


Beesha caalamka ayaa dhaleeceysay go’aankii ay Golaha Shacabka Soomaaliya muddo labo sano ah ugu kordhiyeen dowladda Soomaaliya.


Midowga Yurub, Mareykanka iyo UK ayaa ka digay cawaaqib xumada ka dhalan karta go’aankan.




Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xaley saxeexay sharciga gaarka ah ee muddada loogu kordhiyay dowladda.


  • Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa ku baaqay in wadahadalada dib loogu soo laabto lana qabto doorasho iyada oo lagu saleynayo heshiiskii 17 September.

  • Wuxuu ka digay in haddii aysan arrintaasi dhicin ay ka baaraandagi doonaan tallaabooyiin dheeraad ah oo ay qaadi doonaan.

  • Dowladda UK ayaa ugu baaqday madaxda Soomaaliya inay ka baaqsadaan tallaabooyin dheeraad oo aanan loo dhaneyn oo horseedi kara qalalaase siyaasadeed ama rabshado.

  • UK waxay sheegtay inay la shaqeyn doonto saaxibada caalamka sidii loo qaadi lahaa tallaabo laga mideysan yahay oo horseedeyso in dib u eegislagu sameeyo xiriirka iyo kaalmada la siiyo Soomaaliya.

BBC

Loading...
Loading...