Nin faqiir ah ayaa Waxaa lagu yeeshay lacag deyn ah oo Aad u badan

0
Tuesday April 13, 2021 - 11:03:52 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 2453
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nin faqiir ah ayaa Waxaa lagu yeeshay lacag deyn ah oo Aad u badan

    Waxa uu ku yiri walalo aniga. wax maheysto.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa uu ku yiri walalo aniga. wax maheysto.




Nin faqiir ah ayaa Waxaa lagu yeeshay lacag deyn ah oo Aad u badan oo lagu qiyaasay 500diinaar Oo markaasi aad qaali u aheyd.

 

Markasta Xaalada ayaa Ciriiri ka sii galeysay Waqtigii deeynta lagu balamayne Weey soo dhawaatay Meel uu wax ka keeno malaha ,"

,Muddo ka dib waxaa la gaaray ballantii dadka deeynta ku lahaayn;

'Waa ay u yimideen waxa ay weeydiiyeen lacagtoodii. " waxa uu u sheegay in uusan wax heynin oo ay Waqti kale ugu daraan

'Lkn Waa ay ka diideen oo Waxey ku dhaarteen in ay lacagtooda qaataan mooye eeysan meelna u socon,

Waxa uu sameeyo ayuu garan waay waxa uu aadaymid ay isyaqaaneendukaankiisa ,

Waxa uu ka codsaday in uu maanta lacag amaahiyo maadama dad muddo lacag ku lahaa albaabkii dhooban yihiin isla markaane isaga Uu ka sugo

Waa uu amaahiyaywaxana uu kula ballamay in 2usbuuc ka dib u keeno Waa uu ka soo qaaday ragii meeshii joogay ee lacagta ku lahaa ayuu kala siiyay , Waa ayna iska baxeen

'Xaaladii ninka waa ay ka sii dartay maalinba maalinta ka danbeeysa wax uu haayo maleh.

Waxaa la soo gaaray maalintii ay ballameen ninkii uu deynata ka soo qaaday

Ninkii deeynta lahaay ayaa u yeeray waxa uu ku yiri ninyohw. waad ogtahay ballanteenu maanta ayeey aheeyd. ee xoolaheyga isii "

Ninkii ilin ayaa indhihiisa ku soo joogsatay ileen wax ma hayee.????

Waxa uu ku yiri walalo aniga. wax maheysto.

,Ninkii ayaa inta carooday ku yiri ;

isii xoolaheyga haddii kale waan ku dacweynaa.!!

islamarkiiba Waa uu dacweey Ninkii maxkamada ayaa looga yeeray waxaa la Weeydiiyay deeyntan la sheegayo in ay jirto. iyo inkale.,

Waa uu qiray in lagu leehay deyntaas. lkn waxa uu sheegay in Uusanhadda wax heysan ,

Garsoorihii ayaaXabsi ku xukumay ninkii deynta lagu lahaa, ilaa Uu deynta laga dhiibaayo.

Ninkiii deynta lagu lahaa garsooraha ayuu ka codsaday in loo ogolaado si reerkiisa aysan uga welwelin oo ay u ogaadaan in la xiray,????

Garsoorihii ayaa ku yiri, yaa kaadamiin ah haddiin ku sii deeyo inta aad howshaas ka soo qabsaneyso?

Waxa uu yiri waxaa iga damiin ah

``Rasuulka alle صلي الله عليه وسلم؛ ????????????

Waa uu ka ogolaaday waa uuna sii fasaxay;

Markuu Xaafadiisa yimid ayuu Xaaskiisa oo qof wanaagsan oo iiman leh aheeyd kula kulmay. Waxa uuna ku yiri;

'

,Waa ley xiri rabaa waxaan idiinku imaaday in aan idiin ogeysiiyo waxaana ,damaanad ahaan iga sii ah rasuuka alleee marka sidaas ogaada.

Xaaskiisa ayaa ku tiri,mar haddii rasuulkeenna csw damaanad kaa noqday kaalay aan ku sallinee Mashllh Scw.

Waxa ay bilaabeen in ay Salliga rasuulka ku salinaya. ilaa ay hurdoodeen.

" Ninkii ayaa waxa uu riyo ku arkay rasuulkeena csw. waxa uuna ku yiri. Waagu markuu baryowaxad u tagataa boqorka Waxadna ku dhahdaa rasuulka csw ayaa ku Soo salaamay waxana uu iisoo faray in aad deynta iga bixiso.! `Hadduu ku dhahay maxaa cadeeyn waxaad ku dhahdaa.

Habeenkasta 1000jeer ayaad rasuulkaa ku sallisaa mida kalane. waxaad xalay geftay tirada salliga.waxa uuna rasuulka ku soo yiriWeey isoo gaartay ayadoo dhameystiran,

`Ninkii hurdada ayuu ka toosay waxana uu utagay boqorkii. waxa uu ku yiri rasuulka csw ayaa ku soo salaamayay. waxa uun igu yiri in aad. deynta iga bixiso

" markaasu ku yiri maxaa cadeynaya. waxa uu yiri habeenkasta kun jeer ayaad ku sallisaa nebiga csw. , boqorkii ayaa iska ooy waxa uu ku yiri. Waa imisa lacagta ?

Waxa uu ku yiri 500diinaarhadane waxa. uu ku yiri maxaa kaloo cadeyn ah

markaasu ku yiri xalay tirada salliga ayaad gaftay lkn ayadoo dhameystran ayey isoo gaartay ayuu ku soo yiri rasuuka csw.

'Boqorkii Waxa uu ku yirilacagta Waa taas qaado Ninkii lacagta ayuu soo qaaday waxa uu uyimid garsoorihii isagoo lacagti deynta Wado

islamarkii waxa uu lakulmaygarsoorihii. oo isna lacag haya oo dhahaya lacagtan isaga gud deeynta. waayo xalay ayaan riyo ku arkay rasuulka csw waxa uuna igu yiri haddii aad ka gudo deeynta akhiro ayaa adigana laguu gudaya sida ayaan lacgataan kuu siiyay ,

Wax yar ka dib waxaa yimid isagoo cararaya Ninkii lacagta deyntalahaa. waxa uun ku yiri. walal waan kaa cafiyay deyntii aan kugu lahaa

,Waayo xalay ayaa rasuulka csw riyo iigu yimid iguna yiriHaddii aad iska cafin laheedadigana maalinta khiyaame ayaa lagu cafinaa,

????_____________Dhamaad___________????

Cajiib. ,Waxa uu soo noqday isagoo wato lacagtii uu garsooraha siiyay. 'iyo tii boqorka iyo deyntii oo laga cafiyay

"Xaaskiisa ayaa ku tirima dhibaatoodo oo mahooga qofkii salliga rasuukeenna csw badiya ,;:

Ustaad saciid


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...