Farqiga Udhaxeeya Fanki Hore Iyo Kan Hada Jira:"
Heesaha Wa Qayb Kamid Waxyaalaha Duumiya Qiyamka Iyo aqlaaqda Ay Umadi Leedahay' "Umadani Ma Dhaqan Guurta Ila Ay Ka Tagaan Aqlaaqdooda" Sida Daradeed Heesaha Wa Meesha Ugu Adag E Lagu Dumiyo Aqlaaqda Hagaagsan E Islaamka, Waxayna Kaso Horjeeda Qiyamka Wanaagsan E Islaamka Iyo Waxa Ay Diinteena Ina Fartey.
□□《《Dhabaha La Ino So Mariyey》》□□
Waxa Jirta Wazaarad La Inoogu Sheegay Inay Tahay Dhaqanka Iyo Hidaha Hoostagtana Fanka Iyo Suugaanta Loogu Talagay Duminta Qiyamka Iyo Akhlaaqda Suuban E Islaamka' Bal Kaso Horjeeda Dhaqankeena Somaliyeed Ayado Aad Aragtaan Faniin Qaawan Rag Iyo Dumarba Leh Dhaxda Isaga Dhagan Faafiya Nooc Wlbo Anshax Xuma Ah Lidina Ku Ah Dhaqankeena Hagaagsan Iyo Diinteena Qayimka Ah, Waana Habka Fudadaynta Zinada Iyo Zuulinta Akhlaaqda Haagaagsan E Islaamka. Waana Dhabaha La Ino So Mariyo Sharciyeynta Heesaha Iyo Fasaahaadinta Bulshada. Ayado La Inoogu Dhigey Waxaan Dhaqan Uleenahay Oo Kale.
"Farqiga Udhaxeeya Fanki Hore Iyo Kan Hada Jira:"
Wa Labo Aragti Oo Kala Duwan Kalana Fog Hababka Ay Maraan Iyo Dhabaha Ay Adeegsadaan' Somaalida Sugaan Way lahayd Lks Fanka Ay Somaalida Lahayd Wa Nooce:
▪︎Waxa Uu Ahaa Suugaan Aan Lahayn Is Dhix Boodo Bulsheed Raga Iyo Dumarba Leh.
▪︎Waxa Lagu Amaani Jirey Dumarka Xoolaha Waxaana Lagu Gubaabin Jirey Gobonimo Doonadan Iyo Xaq Udirirada.
▪︎Waxa Lagu So Bandhgi Jirey Xiliyada Munsaabadaha Sidaha Xili Roobaadka E Ay Xooluhu Iyo Dadka Barwaaqoobaan Si Maxfal Ah O Aan Lahayn Is Qaawin Iyo Is Qabsi Rag Iyo Dumar.
▪︎Malahayn Miyuusig Iyo Meel Gaar Ah Oo La Isugu Imaada Ayna Is Dhix Boodaan Dad Kala Ajaanib Ah Sida Ayuu Aha Fanka Iyo Suugaanta Ay Somaalida Lahayd E Aan Taxriifka Lagu Samayn.
FG: Wa Jirey Kuwa Is Dhix Booda E Ciyaaro Samaysta Lks" Maahayn Kuwa Maxfalka La Yimaado Waana Waxa Laga Xishoon Jirey Dadka Sida Samaynayana Ay La Dhuuman Jireen.
□□□《《《Fanka Hada Jira 》》》□□□
▪︎Is Dhix Boodka Rag Iyo dumar Kala Ajaanibta Ah.
▪︎Madal Usameynta Waqtiyada Laso Bandhigaayo Heesaha.
▪︎Qaawinta Madaxa Iyo Jirka Cowrada Ah E Ilaahay Xarimey Banaytooda.
▪︎Ku Daysadka Gaalada Hab Suugaantooda Iyo Hab Ciyaarkooda.
▪︎Dilida Hidaha Iyo Dhanka Ay Umada Leedahay.
▪︎Ku Heesida Ereyo Cad O Ka Dhigan Aan Kala Zineysno.
Heesaha Waxay Kaalin Lixaad Leh Ka Qaataan Duminta Aqlaaqda Iyo Qayimka Islaamka' Waana Qayb Kamid Ah Asaaliibta Uu Dulaankaan Adeegsado, Wa Duulaan Maskaxeeed O Dhamaystiran' Dhan Wlbaba Lagaga So Qaaday islaamka Iyo Muslimiinta Lks" Away Dadka Dheefoon E Ka Digtoonan Laha In Yaro Alle Unaxriistay Mooye.
Rumaan Deggan
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!