Wax badan Ka Ogow Shanta Nooc Ee ay U Kala baxaan Ubadka Waalidkooda La dhaqma

0
Tuesday April 13, 2021 - 10:53:08 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 976
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wax badan Ka Ogow Shanta Nooc Ee ay U Kala baxaan Ubadka Waalidkooda La dhaqma

    Nooca Afaraad: Waa Ubadka Wixii Uu Waalidkiisa Faro Qabanayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nooca Afaraad: Waa Ubadka Wixii Uu Waalidkiisa Faro Qabanayo



1: Nooca Koowaad : Waa Ubadka Waxa Uu Waalidkiisa Faro Aan Qabaneynin Madax Adag Kaasi Waa 《 Caasi Waaldiin》.

2: Nooca Labaad : Waa Ubadka Waxa Uu Waaldkiisa Faro Qabanayo isaga Oo Karahsanayo ,dhibsanayo Shaqadaa Loo dirayo Raali Kama aha Kaasina Howsha Uu Qabto 《 Waa Ajar La`aan 》.

3: Nooca Sadaxaad: Waa Ubadka Qabanayo Waxa Uu Waalidkiisa farayo Lkn Waxaa Uu Raacinayaa Manno Sheegasho ,iyo Gallad Sheegasho Mar Mar Waa Uu Qeeyliyaa Kaasina

《 Waa Dambiile 》.

4: Nooca Afaraad: Waa UbadkaWixii Uu Waalidkiisa Faro Qabanayo isaga Oo Ku Qanacsan Kuna faraxsan Kaasi Waxaa Uu Leeyahay《 Ajar tiro badan 》Waana Dad Aad U Yar Dadka Noocaan ah.

5: Nooca Shanaad: Waa Ubadka Qabta Howsha Uu Waalidkiisa Ka rabo inta Uusan Farin Ka hor

Kani Waa 《Baariga Uu Quraanka Kwrmay.》

Waana Dhif iyo Naadir Dadka Nuucaan ah!!



Ustaad saciid cusmaan


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...