Hambalyo Bisha Ramadaan

0
Tuesday May 07, 2019 - 09:05:37 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1136
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Bisha Ramadaan

    Waxaan Hambalyo U dirayaa shacab waynaha islaamka meel kasta o ay ku noolyihiin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan Hambalyo U dirayaa shacab waynaha islaamka meel kasta o ay ku noolyihiin

oo dunidan ah si gaara waxaan hambalyo u diraya shacabwaynaha soomaliyeed meel walba ay joogan dhalashada bisha barakaysan ee ramadaan ilaahay hayna gaadhsiye waxaa ka hadhay saacado kooban o u baahan in laga faa’idaysto o la qorsheeyo sidii loo qaabili lahaa maal maha tirsan e kooban e khayrku fara ha badan ku jiro.



Aynu guntiga xidhano o aynu ka baxno wax walba o ina mashqulinaaya isla markaana wakhtiga inaga ridaaya aynu bishan ku qaabilno daacidnimo dadaal diini ah o dhamaystiran o aan kala Go’ lahayn iyo cibaado xad dhaaf ah.


Quraanka aynu akhirano o ilaahay aynu xusno mar walba o aynu tukano taraawixda habeen walba isla markana aynu quudino o aynu aafurino shacabkena Baahan e aaan waxba Haysan.

ALLA Mahad LEH ALLA Mahad LEH ALLA Mahad LEH

Qoraaga Barnamijka Taxanaha Guusha: Mohamed ADAM Hassan


TELL:0634394700

E-MAIL:[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...