Xadhigga General Doolaal Iyo Sida Xukunkii M.Siyaad Barre Iyo Xukunkamuse Biixi Isku Wado U Haystaan.

0
Monday April 12, 2021 - 09:39:10 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1766
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xadhigga General Doolaal Iyo Sida Xukunkii M.Siyaad Barre Iyo Xukunkamuse Biixi Isku Wado U Haystaan.

    M BASHE

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

M BASHE

Ifafaalaha yaabka leg EE MUSE BIIXI kaga dayanayo keligii taliyihii Mohamed Siyaad Barre waa inuu argagax GELIYO UMMADDA reer SOMALILAND mana aha waxyaabo Muse Biixi oo geliya ku kooban EE waa wax keligii taliye kastaa SAMEEYO markuu ku dhaqaaqay xaqiraadda SHARCIGA iyo garaadka ummadda.



Heerka UGU dambeeya EE keli-lahaanshaha XUKUNKA waa sida uu imika qabo Hogaamiye Muse Biixi ,waa in cid kasta laga HAQAB TIRO DULMIGA WAXAY ARINTU ISUGU BIYO SHUBATAA SIDII MAWQIFKA KELI LAHAANSHAHA XUKUNKA FAL IYO FICIL LOOGU BEDELI LAHAA IYADOO LA NASAKHAY SHARCI DEJINTA BAARLAMAANKA, IYO MAXKAMADA OO MID WALBA CID GAARA LOO DHIIBTAY. ODHAAH CAALAMIYA AYAA TIDHAA ' CIDNA XAQIIR (GUN) KAAMA DHIGI KARTO HADDAANAD ADIGA OGOLAANSHIIYO LAGAA HELIN. waxaa imika muuqato in UMMADDA reer SOMALILAND ay ku socota sidii xaqiir looga DHIGI lahaa oo ay muuqato qaanuunkii loo BEDELAY ficilo aan waafaqsanayn lagu dhaqayo , waxaa ka mid ah QOF kasta la iska xidhi karo oo Jeelal la iska gayn karo oo been abuur loo samayn karo siduu Mohamed Siyaad Barre ku sameeyey General Qoorsheel soo saaray mudaharaad odhanaya Qoorsheel Qoorta goya EE halkii uu ku dilay. Imika taa teedii ayuu ayuu Muse Biixi ku SAMAYNAYAA General Doolaal oo xogogaal military u ah SOMALILAND 50 kii sano EE u dambeeyey JeelKA inuu ku dilUU rabaa oo uu YIDHAA sonkortii iyo dhaawacyaddii dagaalkii SNM buu u dhintay dabadeed AAS QARAN U SAMEEYO OO KA DUL QUDBADEEYO SIDII UU SIYAAD BARRE KU DILAY MUSE GALAAL (ALLAH HA U NAXARIISTEE), markuu u diiday in dhaqtar loo qaado. Xasuusta gabaygii uu Cali Sugule ka dultiriyey Aaskii Muse Galaal ' MARKAAD GUURTAY BAY LEEIYIHIIN INA GALAALAW'.


Sideedaba Taariikhdu waa PENDULUM ( HISTORY IS A PENDULUM. IT GOES BACKWARDS AND FORWARDS ) .MANY OF THE ACTIONS THAT HAPPENED IN 1980S IS HAPPENING NOW IN SOMALILAND.


U FIIRSADA Xukuumaddii S/gas Mohamed Siyaad Barre, Xoghayihii guud XHKS , MADAXWEYNAHA J.D.S, GUDOOMIYAHA GUDIDA SARE EE CADDAALADDA , GUDOOMIYAHA GUDIDA SARE NABADGELYA


DA QARANKA, TALIYAGA SARE EE CIIDAMADA QALABKA SIDA , GUDOOMIYAHA GUDIDA SARE EE URURADA BULSHADA IYO QAAR KALOO BADAN. wadaDAAS ayuu Muse hayaa Baarlamaanka iyo xusbiyada wuu baabinayaa.


U FIIRSADA sida Caailadiisa uu XUKUNKA UGU DHIIBTAY iyo kuwa la xidiDKa isaga EEN ka hor iman karin WAA S BARRE E MUSENA WUU KU DAYDAY.


1- Ina Suleiman Dafle.

2- Maslax Mohamed Siyaad.

3-Cabdiraxman Cabdi Xuseen oo ina inantiisa qabay.

4- Moxamed Saciid Morgan.

5- Cabdilaahi Moxamed siyaad.

6- Dr. AYAANLE MOXAMED SIYAAD WAKIILKA XHKS EE MADAXTOOYADA.

7- SHEEKH MOHAMED GUULEED WASIIRKA CADDAALADA IYO AROMAHA DIINTA.

8- DR. CABDIRAXMAAN JAMAC BARRE.


IYO QAAR KALOO BADAN MARKAA MASDTARADDA SAARA XUKUUMSDDA MUSE IYO TII SIYAAD BARRE ISKU WADAY HAYSTAAN ISKU SINA WAY U DUMI DOONAAN.


Xadhigga General Doolaal waa Xadhigii Qoorsheel oo kale Muse ma Ogala isaga iyo Military la nooca AHI inay sii noolaadaan waa Inay Mujaahidiintii ka daba tagaan sidaasay Muse iyo Heego qabaan. Dad badan baa isu haysta inay heego ka mid yihiin laakiin waxaynu arko doonaa in maalinta QAAR gaadhiga Muse laga soo tuur doono


M BASHE

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...