Qofka wax bartay iyo qofka aan wax baran waxay isku yihiin sida qof caafimaad qaba iyo qof xanuunsanaya
Aniga oo ah maxamed axmed ciise isla markaana ah arday dhigta dugsiga hoose/dhexe cali jaamac islamarkaana rajayna in aan sanadkan u gudbo dugsiga sare inshalah
Ayaan ku fikiray inaanmaata qalinka u qaato inaan wax qoroqiimaha ay waxbarashadu u leedahaybani,aadamka dhamaantiiwaxaanan tusaale u soo qaatay sida ciwaankayga ka muuqata qofka caafimaadka qaba iyo qofka xanuusanaya
Sidaa darteed sida aynu ognahayba qof inagamidi haduu xanuusado.
xanuunkaasi ha noqdo mid maskaxda ah ama jidhka ahwaxaa u taliya oo danihiisa iyo dawadiisaba ka taliya waa qofa caafimaadka qaba ee ehelkiisa ka mida iyo dhakhaatiirta xanuunkiisa aqoonta u leh
Sababta oo ahqofkaasi ma laha wax kala doorashoah oo uu waxa dantiisa ah iyo waxaan dantiisa ahayn ku kala doorto
Sidaa darteen qofka wax bartay waxa uu ka dhigan yahay sida qof caafimaad qaba halka ka xanuunsanayaana uu ka dhigan yahay qof jaahil ah.
Sidaa darteed waxa markasta talada wadanka iyo mustaqbalkiisaba dhaxlaya oo ka talinaya dhalin yarada intii wax barata.
Hadaba Waxa aan dhalinyarada filkayhaga ah kula talinaya in ay wax bartaan
QORE:MAXAMED AXMED CIISE
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!