Wasidee Xaalada Caafimaad Ee Wasiir Maxamed Kaahin?

0
Sunday April 11, 2021 - 16:09:52 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2671
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasidee Xaalada Caafimaad Ee Wasiir Maxamed Kaahin?

    "Amb Baashe, ayaa sheegay in Wasiirku dhawaan dib ugu soo laabanayo"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Amb Baashe, ayaa sheegay in Wasiirku dhawaan dib ugu soo laabanayo"

Hargaysa (HWN) Wakiilka Somaliland ee Kenya Amb Baashe Cawil, ayaa booqday Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo xaalad Caafimaad u jooga waddanka Imaraadka Carabta.




Amb Baashe, ayaa sheegay in Wasiirku dhawaan dib ugu soo laabanayo Somaliland.


Wakiilka Somaliland ee Kenya Amb Baashe Cawil ayaa qoraal uu ku baahiyay bartiisa Facebook waxa uu ku yidhi "Waxaan booqasho iyo bariidin ugu tagay maanta Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Kaahin, hotelka uu ka dagan yahay Magaalada Abu Dubai, halkaas oo uu muddo ku sugnaa dhawaana dalkiina dib ugu laaban doona Insha’Allah.”


Wasiir Maxamed Kaahin ayaa bilihii udambeeyay Dalka uga maqnaa xaalad Caafimaad

Loading...
Loading...