Dawlada Federaalka Ah Ee Soomaaliya Oo Saxeexday Heshiis Dalka Lagu Keenayo Qaybtii 2aad Ee Talaalka Covid-19

0
Thursday April 08, 2021 - 14:45:08 in News by G. Good
  • Visits: 203
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Federaalka Ah Ee Soomaaliya Oo Saxeexday Heshiis Dalka Lagu Keenayo Qaybtii 2aad Ee Talaalka Covid-19

    Dawlada Federaalka Ah Ee Soomaaliya Oo Saxeexday Heshiis Dalka Lagu Keenayo Qaybtii 2aad Ee Talaalka Covid-19

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Federaalka Ah Ee Soomaaliya Oo Saxeexday Heshiis Dalka Lagu Keenayo Qaybtii 2aad Ee Talaalka Covid-19


Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiya wadanka Shiinaha ayaa heshiis tallaalka lagaga hortagayo cudurka COVID-19 la saxeexday shirkadda Sinopharm ee dalka Shiinaha.


Lis Dairy

Tallaalkan lagaga hortagayo xanuunka COVID-19 ayaa la sheegay inuu gaadhayo 200 kun oo talaal ah kaa soo dhawaan la keeni doono dalka Soomaaliya.


Danjire Cawaale Cali kulane ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay heshiiska uu la saxeexday dowladda Shiinaha ee ku aadan keenista Tallaalka ka hortaga COVID-19.


Dowladda Fedaraalka oo Saxeexday Heshiis Tallaal kale lagu keenayo Soomaaliya


Dowladda Fedaraalka oo Saxeexday Heshiis Tallaal kale lagu keenayo Soomaaliya.


Danjire Cawaale ayaa uga mahadceliyay dowladda Shiinaha sida hagar la’aanta ah ee uu sheegay iney u garab taagan yihiin dowladda Soomaaliya, waxuuna si gaar ah uga mahadceliyay talaalka aay Shiinaha ugu deeqday dalka Soomaaliya.


Heshiiskan cusub ee dhanka tallaalka aay kala saxeexdeen dowladdaha Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa imanaya iyado hore gudaha Soomaaliya aay dhawaan u soo gadheen talaalka lagaga hortagayo cudurka safmarka ah ee CIVID-19.


Loading...
Loading...