Halyeyga U Tisqaadaba, Duulbaa U Heegana, Halgan Lagama Maarmo Wuxuunbaka Soo Hadha.
TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHEEDA.
HAWIYAHAN HABAARANE,HORORKIYO WARAABU,
HOYGIIYU KU NOOLAA,HALAQU UGU SOO GALAY,
HUBKODA LOO ADESSADO,HANADADODI DILAYAN,
HALYEYGAW TISQAADABA,DARBA HEEGANO DILA.
HURDAA LAGU OGAADAYO,U HIRQADAY CADAWU,
HAADKA KU DHACAYO,HORJOOGAAN U NOOLAYN,
HADDU SOO HANBABIRO,XAMARYA U SOO HOYAN,
HOOS WAXAA IDIIN DHIGAY,IDIN HEERAY BAWDADA,
HUNGURAAN LA IIBSADAY,HEERYADIISA CUNAYOON,
HAYBIYO LAHAYN DHAQAN,HANBO SUGAHA LEEDIIN,
HALGAN LAGAMA MAARMO,WAXUNBA KA SO HADHA,
HABEEN BAY BAXAYSAA,NAFTAN HAYSAN MAYSAANE,
HILAABTA IYO HEERYADAN,HORE MAAD U TUURTAAN,
ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!