Xukuumada Somaliland Oo Ganacsatada Dalka Ka Codsatay Inay Ku Caawiyaan Laba Milyan Oo Doolar

0
Tuesday April 06, 2021 - 14:29:08 in News by
  • Visits: 1470
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Somaliland Oo Ganacsatada Dalka Ka Codsatay Inay Ku Caawiyaan Laba Milyan Oo Doolar

    Xukuumada Somaliland Oo Ganacsatada Dalka Ka Codsatay Inay Ku Caawiyaan Laba Milyan Oo Doolar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Somaliland Oo Ganacsatada Dalka Ka Codsatay Inay Ku Caawiyaan Laba Milyan Oo Doolar

Hargeysa(HWN):-Somaliland ayaa qorshaynaysa inay soo iibsato talaalka xanuunka safmarka ah ee Coronavirus oo ku sii faafay shacabka.


Xukuumadda Somaliland, ayaa ka codsatay Ganacsatada dalka in ay lacag gaadhaysa laba Milyan oo dollar kaga qayb qaadato qorshe ay sheegtay in ay ku doonayso in ay ku soo iibiso tallaalka Cudurka COVID19, oo wakhtigan si weyn ugu faafay Somaliland.

Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), oo ka hadlayey kulan ay la yeesheen Ganacsatada dalka, ayaa sheegay in ay Xukuumadda ahaan qorshahaasi ugu talo galeen, 1 Milayn oo dollar, Ganacsatadana laga doonayo 2 Milayn oo dollar, si bulshada Somaliland u hesho Tallaal.
May be an image of 1 person and sitting

Loading...
Loading...