DAAWO Dowladda oo ka digtay in la keeno shuruudo fashilin kara Shirka Afisiyooni

0
Tuesday April 06, 2021 - 09:55:38 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1547
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO Dowladda oo ka digtay in la keeno shuruudo fashilin kara Shirka Afisiyooni

    Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa soo baxayay warar sheegayay in uu burburay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa soo baxayay warar sheegayay in uu burburay




Iyada oo lagu wado in Maanta uu dib u bilaawdo shirkii Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magalada Muqdisho uga socday Madaxda dowladda & dowlad Goboleedyada ayaa waxaa War cusub kasoo saaray Madaxtooyada Soomaaliya.

 

Agaasimaha Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Xaashi ayaa sheegay in wada-hadallada ay Maanta dib uga bilaabanayaan Teendhada Afisiyooni.



HALKAAN GUJJI OO DAAWO

 

Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa soo baxayay warar sheegayay in uu burburay wada-hadallada ka socday Afisiyooni, hayeeshee uu sheegay in aan waxba ka jirin, isla markaana ay sii socon doonaan wada-hadallada.

 

Agaasimaha Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Xaashi ayaa dalbaday si uusan khilaaf u dhicin in shuruud lagu xirin heshiiskii 17-kii September.

Loading...
Loading...