Halyeey Wayey Garab .. Dr Mohamed Abdi Gaboose.

0
Tuesday April 06, 2021 - 09:03:26 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1320
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Halyeey Wayey Garab .. Dr Mohamed Abdi Gaboose.

    "Aqoonyahan Iyo Mufakir Meshii Loo dhiibo Kasoo Dhalaalo."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Aqoonyahan Iyo Mufakir Meshii Loo dhiibo Kasoo Dhalaalo."

Runtii Waxay Ahayd Goortii Igu Horeeysay Een Maqlo Gaboose Mar uu Socdaal  Ku Iman  Magaalada Boorama Oo Kamid Ah Waftiyo Iman jiray Boorama 25 Kahor Xilgaas oon Ah Ciyaal Iskuul Kuna Mid Dadka soo Dhaweeya MADAXDA waliba Waxaan ahaa Hormuudka Ardayda Xiligaas Ku jirta Schoolka ....



Waxaan Xasuustaa Dhakhtar Gaboose qudbadihiisa ka Dhagaysan Jiray Idacadaha Hadalhayntiisa Bulshada Ayaa Ahayd Mid Aan Dhagahaygu Kusoo Dhacayeen  30 Sano Igu Danbeeyey .maxay Dadku Kusheegi Jireen .

Halyeey Siyaasi Ah Wxtar Leh,Dhakhtar Aqoontiisu Aysan Lahayn Somali kale .


Aqoonyahan Iyo Mufakir Meshii Loo dhiibo Kasoo Dhalaalo.


Nin Maskax Furan Dad jecel dulqaad Badan Goaan qaadasho leh.


Hadba Maxaa Iga Baxay Wakhtigii Aan siyaasada Ku Bahoobenay ama Ku kulanay.


Wixii Dadku Kusheegi jirreen oo Dhab Ah Run ah waxaan arkay Hogaamiye Runtii Ifiye U Ah shacbiga Somaliland Hogaamiye Lamahadiyyeu Hogaamiye Bulshadu Jeceshshay .

 

Sideen U Arkaa ka Fadhiisashada uu Ka Fadhiistay Siyaasada Iyo Dhakhtarnimada .

 

Waxaa Ciqaab Mina Lahiya kaga Dhacay Bulshada Somaliyeed Laguna Ciqaabayo Iftiinkii ay ifsanayeen Wayeen .cajiib .


Dadka Cunaqabateyeyna Udiiday Siyaasada  ay Kabaqanjireen Ay Ogayeen Hadii Ninkaasi  Soo Baxo in Siyaasada Ay iyagu Ka Bixidoonaan Reerkooduna Lawaayi Doono Hadaba Si Taasi Udhicin Waa In Badalkeeda Isaga Meesha Laga Saaraa.

 

Lakiin Yaa Wax Unoqday Dhamaan shacbigii Ifiyaha U Ahaa Uu Rabay In Horumar Gaadhsiiyo Ayaa Dhibkii Ku dhacay .

 

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...